Shaqooyinki Ugu Dambeeyay
Afka Soomliga
BANDHIG BUUG OO LAGU QABTAY MAGAALADA MUQDISHO
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa ka qeybgalay bandhig buug oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Muqdisho 10 December 2024: ...
XIRITAANKA TABABARKA DIYAARINTA WARBIXIN SANADEEDKA HESHIISKA CAALIMIGA AH EE UNESCO 2003 EE HIDDO-DHAQAMEEDKA DAHSOON
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa maanta Soo Xiray Tababarka Diyaarinta Warbixin Sanadeedka Hishiiska Caalamiga ah ee UNESCO.
Muqdisho Febraayo...
HILINNADA MAANSADA SOOMAALIYEED
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu qabtay barnaamij ku saabsan hilinnada maansada Soomaaliyeed.
Muqdisho, Luulyo 24, 2024
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta,...
QORAA IYO QAREEN SAKARIYE ISMAACIIL NUUR +3
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ku qaabilay qoraa iyo qareen Sakariye Ismaaciil...
Hidaha iyo Dhaqanka
DOOD CILMIYEED KU SAABSAN XAALUFINTA DEEGAANKA
Dood-Cilmiyeed ku saasban Xaalufin Deeganka
Munaasabad ay soo qaban qaabisay Wasaaradda warfaafinta ayaa lagu qabtay golaha ka Cali Sugulle ee Akademiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta...
XIRITAANKA SHIRKA DIBUHABEYNTA GUDDI HOOSAADYADA GUDDIGA AFSOOMAALIGA
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa soo xiray Shirka Dibuhabeynta Guddi hoosaadyada Guddiga Af Soomaaliga oo socday muddo labo...
XILWAREEJIN
Gudoomiyaha Cusub ee Akademiyada mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa Maanta la wareegay Xilkii Gudoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta.
Guddoomiyihii hore Mudane: Cabdulqaadir Nuur Xuseen...
Dhambaalka 10-aad
ISNIIN, 31-DA LUULYO 2017, BILLE WARGEYSKA SOMASCA, TIRSIGA: 10, SANNADKA 2-AAD.
Wargeyska dhambaal waa wargeys Billa ah ka soo baxa Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta...
MA OGTAHAY MUQDISHO IN AY GUNDHIG U TAHAY (1-aad)
Ma ogtahay Muqdisho in ay gundhig u tahay
Arrimaha maamulka dalka:Waa Magaaladii laga dhisay warshadihii ugu badnaay ee laga dhiso dalka Soomaaliya.Waa Magaalada...
Kaydka Buugaagta
XIRITAANKA TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (WASAARADDA BATROOLKA IYO MACDANTA SOOMAALIYA)
Waxaa maanta Xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya lagu soo gebagabeeyey Tababar ku saabsanaa Qoraalka Qumman ee Afka Soomaaliga, oo loo qabanayey qaar ka...























