Afka Soomliga

Wargaysyada

KULAN AY LAHAAYEEN GUDDIGA AF SOOMAALIGA EE AKADEMIYADA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay lahaayeen Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho Oktoobar 12 2024; Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo...

BANDHIG BUUG OO LAGU QABTAY MAGAALADA MUQDISHO

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa ka qeybgalay bandhig buug oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Muqdisho 10 December 2024:           ...

GUDDI-HOOSAADKA SUUGAANTA IYO DHAQANKA GUDDIGA AFSOOMAALIGA EE AKADEMIYADA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay soo jeedin ay sameenayeen Guddihoosaadka Suugaanta iyo Dhaqanka Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho Sebtember...

GUDDIHOOSAADKA QAAMUUSEYNTA GUDDIGA AF SOOMAALIGA EE AKADEMIYADA.

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay soo jeedin ay sameenayeen Guddihoosaadka Qaamuuseynta Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho August 31 2024; Guddoomiyaha...
152,451FansLike
16,224FollowersFollow
15,474,474SubscribersSubscribe

Hidaha iyo Dhaqanka

KULLAN ISBARASHO

0
Guddoomiyaha cusub ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa maanta kullan isbarasho ah layeeshay shaqaalaha waaxyaha kala duwan ee Akademiyada...

SHIR LOOGA HADLAYAY NABADA GEESKA AFRIKA.

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo magaalada Nayroobi uga qeyb galay Shirka looga hadlayay Nabadda Geeska Afrika. Nayroobi August 21,2024; Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta...

TABABAR KU SAABSAN MAAMULKA IYO MAAREYNTA XAFIISYADA

0
Tababar  ku saabsan Maamulka iyo maareynta xafiisyada iyo sida looqoro warbixinaha ayaa loo qabtay 25 kamid ah shaqaalaha Akademiyada cilmiga, fanka iyo suugaanta; si...

KALA DUWANAASHIYAHA SHIMBIRTA IYO MEELAHA AY KU NOOL YIHIIN

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu soo bandhigay cilmibaaris laga sameeyay kala duwanaanshiyaha shimbirta iyo meelaha ay ku nool yihiin. Muqdisho Oktoobar 9...

KALATIRSIGA SANANADKA SOMALIDA OO MANTAY LAGA XUSAY MAGALADA MUQDISHO

0
Kaltirsiga sannadka Soomaalida oo maanta laga xusay Magaalada Muqdisho.... Muqdisho luulyo 16 2024; Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, Agaasime waaxeedyada iyo...

Kaydka Buugaagta

SHIRKA WADATASHIGA SHAQAALAHA AKADEEMIYADA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo lagu qabtay doodcilmiyeed ku saabsan qaabka loo hormarin karo, isbaddalna loogu sameyn karo hawlaha Akademiyada. Muqdisho Deseember 29 2024; Guddoomiyaha...

Dhambaalka 15-aad

TACSI

Kaydka Muuqaalada